Your Sound Alternative
On Now:
Loading...
 
 
 
 
Playlist Archive
Join us on: YouTube
 
St. Cloud Somali Radio - Listen Live

Our Volunteers

Come be a part of a project to build a new Somali voice in St. Cloud!

St. Cloud Somali Radio is a new online radio station that is being created to produce and broadcast programs for and by the Somali community. In coordination with KVSC, 88.1 FM, St. Cloud Somali Radio can become an important new voice in the St. Cloud area, but it needs your help to make it happen! We are looking for volunteers who want to create and host programs, or just help out with general audio gathering and production. Any help you can give will help bring St. Cloud Somali Radio to life! If you want to be a part of this project, send an email to info@kvsc.org or call 320-308-3066 and say you want to volunteer with St. Cloud Somali Radio. No previous experience is required, we will train you!

Kaalay oo ka mid noqo mashruuc lagu dhisayo cod Soomaali oo cusub gudaha St. Cloud!

Raadiyaha Afka-Soomaaliga ee St. Cloud waa idaacada raadiya ee lagu baahiya internetka oo loo abuuraya si loo soo saaro loona baahiyo barnaamijya loo sameeyay ayna sameeyeen jaaliyada Soomaalida. Isaga oo la shaqeeqayna Radiyaha KVSC, 88.1 FM, Raadiyaha Afka-soomaliga ee St. Cloud waxaa uu noqoni karayaa cod muhiim ah oo ku cusub aaga St. Cloud, waxaana uu u baahan yahay caawimaadkaaga si uu u hergelo. Waxaan doonaynaa dad mutadawac ah oo doonaya in ay abuuraan and soona daayaan barnaamijyo ama dad ku taageero soo uruurinta iyo soo saaridda wararka. Taageero walbo oo aad gaysato waxaa ay nolol siinaynaysaa Raadiyaha Af-Soomaaliga ee St. Cloud. Hadii aad doonaysid inaad kamid noqoto mashruucan email u soo dir: info@kvsc.org ama soo wac: 320-308-3066, sheegna inaad iskaa ula shaqaynayso Raadiyaha Afka-Soomaaliga ee St. Cloud. Wax khibrad hore oo loo baahan yahay majiraan, waana ku tababaraynaa.